1
Bisha dadka muslimiinta ahi soomaan.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Kooxaha Islaamiyiinta ah ayaa ku baaqay inay dagaalada xoojinayaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, halka madaxda DF ay ku baaqeen in xabada la joojiyo, lana xurmeeyo bisha Ramadaan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
R Β· RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
