U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caawa

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh.

2

Habeenka markaa la joogo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-Shabaab oo Qiratay Mas'uuliyada Dagaalo watay Madaafiic oo Maanta ka dhacay Muqdisho,Xaalada oo Caawa Degan inkasta oo la Maqlayo Mar-mar Jug Culus.

”
“

Dabeysha Xoogeeda ayaa la saadaalinayaa in ay caawa saqda dhexe ay soo gaarto xeebaha Puntland, iyada ooo dadka Xeebaha looga digey dabeyshan sida xawliga ah u soconeysa.

”
“

Bom Gacmeed Khasaare geystay oo Caawa lagu Weeraray Xarunta Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho GUDOOMIYAHA DEGMADA" waxaa nasoo weeraray kooxo Canaasiir ah waana iska Caabinay"ayuu yiri Kulmiye Yeberow Haruur..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caawa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan