Tusaale Dheeraad ah3
“
Guddoomiyaha RAHAN:- Go'aankii ugu horeeyey ee guddigu soo saaray wuxuu ahaa in ciidamada la kala qaado, waana la kala qaaday, waxaana loo gudbay isa soo horfariisinta Labada beelood, waana la isku keenay xaaladuna hadda waxay maraysaa meel fiican.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
R · RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
