U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqaale

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA8 xar
1

Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka ka badbaada safarkaan khatarta badan ayaa gaara wadanka Yemen iyaga oo hay'ada QM u qaabilsan qaxootiga u aqoonsato halka qaarkood shaqaale xamaali ah ka noqdaan magaalooyinka waaweyn ee wadankaas kuwaas oo ku shaqeeya maalinta wax ka yar hal dolar.

”
“

Burcadbadeeda Somalia ayaa gacanta ku haya 12-Markab iyo in ka badan 300-qof oo shaqaale ah kuwaasoo la socday Maraakiibta, waxayna ka doonayaan lacag madaxfurasho ah si ay u sii daayaan.

”
“

Ciidamada Golaha Maxaakiimta Islaamiga oo maanta la wareegay gacan ku heynta Magaalada Baladweyne Shaqaale u shaqeeynayay Hay'ada WFP oo lagu Afduubtay Degmada Xudur Gudoomiyaha Degmadaas oo la sheegay in la dhaawacay..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqaale - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan