Tusaale Dheeraad ah3
“
Beelihii kale ee Reer-Somaliland waxay dhamaantood ka faa’iidaysteen heshiisyadii iyo isa saamaxaadii dhex-martay markii uu dagaalku dhamaaday, taas oo ay beel waliba heshay xuquuqdeedii beel-nimo iyo saamigii ay dawladda ku lahayd.
”Ereyada La Xidhiidha
isaga. is-afdhaaf1 m.l Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara. is-afdhaaf2 f.mg1 Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid. is-afdhaafid m.f.dh eeg is-afdhaaf2. is-afgaranwaa1 m.l Is fahmid la'aan. is-afgaranwaa2 f.mg1 (-aayay-aayday) Laba qof ama ka badan is famhi waayid. is-afgaranwaayid m.f.dh eeg is-afgaranwaa2
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)
Isrogrog
-fay, -ftay
Xarafka
I · IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
