Tusaale Dheeraad ah3
“
Bilan waxaa loo qaaday reerkoodii miyiga waxaana go’aankaa gaadhay edadeed Ruun oo aad uga xanaaqday guurka labaad ee Baxnaan iyadoo Ruun og sida ay Bilan daacada ugu tahay Baxnaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-uuman, m.l
Xarafka
R · RU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
