U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aargudasho

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AA10 xar
1

aargudo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dilalka ku saleysan aanooyinka beeleed ayaa waxay inta badan ka dhacaan Degmooyinka hoos yimaada Shabeellada dhexe, iyadoo aargudasho beeleed ay ugu geeriyoodeen Shabeellada dhexe labadii bilood ee la soo dhaafay dad gaaraya 30-ruux.

”
“

Ciidamada amniga Puntland ayaa bilihii lasoo dhaafey olole balaaran ee lagu qabqabanyo dad badan oo lagu tuhunsanaa iney ka dambeeyeen falal qarxis, afduub iyo burcad badeed-nimo kuwaasoo dhamaantood sababi kara falal aargudasho in la fuliyo.

”
“

Marxuumiintan oo watay gaari yar ayaa dhamaantood ku dhintay baabuurka dushiisa, waxaana jira warar sheegaya in falkaan uu ahaa mid aargudasho beeleed ku dhacay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aargudasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan