U gudub nuxurka bogga
SABAAD

olole

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf OSubg OL5 xar
1

ld ol'ole. ol'ole m.l Isku dubbarididda si dhakhso ah la isugu dubbarido hawl

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Maamulka Somaliland ayaa bilaabay baryahan dambe olole ay ku doonayana in ay soo xiraan xuduudihii gumaysigii Ingiriisku u dhigay Somaliland iyo Soomaaliya, taas oo la tirtiray xilligii midnimada Soomaaliya.

”
β€œ

Shariif iyo Sharma'arke kuwasoo bilaabay olole sabab u noqon kara inuu xilkaas ku guuleysto.

”
β€œ

Dhinaca kalena ciidamada Maraykanka ayaa wada hawlgallo iyo olole ay kula dagaalamayaan kooxaha fulinaya hawlgalladaasi, iyagoo hawlgalladii u dambeeyay ku xidh-xidhay dad badan oo Ciraaqiyiin ah qaar badan oo kalena ku dhinteen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

O Β· OL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
olole - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan