U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aasaasay

(noqosho.4)
Xaraf ASubg AA8 xar
5

Wax jira oo tiirar adag leh noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Golahan waa mid la aasaasay 1996 oo dalad u ah ururada soomaaliyeed ee wadankan Finland.

”
“

Sidaasi oo kale, hanka, rajada iyo xushmadda loo hayay ururka IGAD markii la aasaasay, maanta ummadaha gobolka IGAD waxayka quusteen waxqabad iyo maareyn khilaafaadka daashaday dalalka.

”
“

Axmed oo shirkaas jaraa'id ka hadlay ayaa sheegay inaysan suurogal ka ahayn inay aflagaado u geystaan Nebiga, isagoo sheegay in Telefishinka uu u aasaasay sidii lagu difaaci lahaa diinta Islaamka iyo dadka rumeysan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

(noqosho.4) (noqosho.4)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aasaasay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan