1
Iskudhis orgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayn iyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ah badidoodu waxay leeyihiin dhis silsilad furan, hasayeeshe qaarkood, sida saykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiin giraamo. alifba' m.dh Xuruuf af lagu qoro oo ka kooban shaqallo iyo Shibbanayaal; alif.
Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gyo, m.dh
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
A Β· AL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
