U gudub nuxurka bogga
SABAAD

silsilad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SI8 xar
1

Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale oo middiiba mid ku gudajirto.

2

Taxane gabay ama maadees ama sheeko.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Silsilad dheer oo hoog ah ayey dacalka haystaan.

”
“

Taasoo keentay in habluhu "Shanta ilma Fadal; shan loo dhigo la waa" halkaas oo ay ka bilaabantay silsilad ay soo galeen shan qoys oo isla beeshaas Ilma Fadal ka soo jeedaan ka tirsanaa oo raaskiiba shan nin oo aan kala dhicine u kaceen.

”
“

Si kastaba ha ahaatee, weerarada lala beegsanayo ciidamada Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa maalmihii ugu dambeyay Muqdisho silsilad ka noqday, iyadoo weeraradii ugu dambeeyay ay ku dhinteeyn ugu yaraan 10 Askari sida la qiyaasay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
silsilad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan