U gudub nuxurka bogga
SABAAD

af1

Magac Lab
Naxweafaf, m.l
Xaraf ASubg AF2 xar
1

Xubinta nafleydu ay wax ku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhu ay ku yaalliin.

2

Dhinaca ay middidu wax goyso.

3

Waddo, tog, xarig iwm dacalka ay ka bilowdaan.

4

Wax guda leh meesha wax looga shubi ama gelin karo.

5

A. leh: sida fiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Af-hayeenka DFKMG iyo Taliyeshaasha Ciidamada Shir jaraa’id oo Muqdisho uu ku qabtay Afhayeenka Xukuumadda Eng.

”
“

Af-hayeenka Maxaakiimta dhinaca howlgalada oo ka hadlay khasaaraha dagaalkii shalay dankooda ka soo gaaray iyo kan ay u gaysteen Itoobiyaanka.

”
“

Af-hayeenka Maxaakiimta oo shaaca ka qaaday inuu isku soo dhiibay Sarkaal xigeen Itoobiyaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

afaf, m.l

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
af - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan