U gudub nuxurka bogga
SABAAD

anna1

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AN4 xar
1

Magacuyaal qofka kowaad oo ka kooban 'ani' iyo 'na'.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhiiri galin iyo dhiig dhaqaajin bay ku jirtay, anna dhalandhool iyo dhabannnohays baan ku jiray.

”
“

Alla maxaad gabadhyahay waalan tahay anna inaad i waasho damacsan tahay.

”
“

Rasuulka SCW wuxuu ku yidhi "ma dhammaysatay abaa Waliid?", wuxuu yidhi "haa", markaasuu Rasuulka SCW yidhi "anna bal i dhegayso" markaasaa Rasuulka SCW bilaabay oo ku dul akhriyey suuatu Fusilat.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A · AN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
anna - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan