1
Lambarka tirada jagaalada ah ugu horreeya.
2
(-dyo, m.dh) Halbeeg.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Jabuuti waxa ay mar kale cusboneysiisay heshiiskaas 8dii Oktobar 1991dii, iyada oo ku lifaaqday wareegto Wasiirka Kowaad xafiiskiisa ka soo baxday oo ka kooban seddex qodob.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
K · KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
