U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waalan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Qof waalli hayso ahaansho.

2

U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Naagta ninkaa waalan afka uga galaysaa miyay wajaqaysan tahay, mise way habaaran tahay?

”
“

Haddii aad qaadato kiilo hilib ah oo aadan gelin furunjeerka iyo xataa jikada, laakiin aad uga tagto saxanka oo yaal xooshka guriga ka horreeya, dabadeedna aad deriskaaga kula ilaaqtanto in bisadihiisu hilibkii cuneen, waxaad noqonaysaa nin waalan!

”
“

Dad waalan hadaad meel isugu keentid mays fahmi karaan?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waalan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan