U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damacsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Wax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alla maxaad gabadhyahay waalan tahay anna inaad i waasho damacsan tahay.

”
“

Dhinaca kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaargrow qarsoodi ah ka jiro Koonfurta Galkacayo ciidamo isku urursanyaan kuwaas oo damacsan in weerar gaadmo ah ku qadaan Puntland.

”
“

Si looga xaajooda arrintaas anigu xogogaal kama ihi, hase yeeshee garmaqaatayaasha ka taliya Puntland SUMCAD weyn bay siisay, somaliland waxay ka damacsan tahay Gobolada Barina mad-mad ayey galisay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan