U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqoonyahan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ASubg AQ10 xar
1

Qof aqoontiisa cilmiyeed sarraysa. aqoonyahannimo m.dh Aqoonyahan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ka dibna markii dagaalku si dhab ah u qarxay, inta taageersan ayay ku jireen, halka aqoonyahan badani ka soo hor jeedeen dagaalka xilligaas la qaaday.

”
β€œ

Waa hal-door aqoonyahan ah oo ku fogaadey, kuna talax-tegey oo ku dhex xasilay culuunta bulshada.

”
β€œ

Kuwii gudaha joogayna xidhiidho hoose oo qarsoodiya ayey lahaayeen: heer saraakiil, heer dhallinyaro aqoonyahan ah iyo heer siyaasiyiinta maamulka ku jirtay qaarkood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

A Β· AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqoonyahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan