U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhab

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA4 xar
1

Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.

2

Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa .

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Inay u howlgasho sidii ay uga dhici laheyd dalka soomaaliya dib u heshiisiin siyaasedeed oo dhab ah taa soo dhex marta dhinacyada siyaasadda isaga soo horjeeda laguna qabto meel dhex dhexaad ah.

”
“

Dadaalada nabadeed ee Kulmiye ayaa dhamaan ku soo dhamaadey dib-u heshiisiin dhab ah oo dhexmartey qabaa'ilada walaalaha oo halkaas wada daga.

”
“

Cali Geeddi ayaa ugu baaqay Mudanayaasha Baarlamaanka ee boqolka ka badan in ay dib ugu laabtaan dalka oo ay la yimaadaan kalsooni dhab ah, waxaana uu ka digay in Dowladda la geliyo qalalaaso iyo khilaaf ragaadiya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dad

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan