Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha. aroore-holac m.l (-cyo, m.dh) (daaw.) Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugaha wuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oo laalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuun badan ayuu yeelanaya waana adkaanaya maqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaa waana casaanayaa. Xinjir xirikareysa xididdada ayaa inta badan sameysmata. aroore-qaade m.l (-dayaal, m.l/dh) (daaw.)Aroore kasta oo dhiig ka soo qaada tintaafyo dhiig oo wada shaqeeya oo toos ugu soo gudbiya tintaafyo kale oo wada shaqeeya una yaalla qayb kale oo jidhka ka mid ah, isaga oo aan ku celinayn wadnaha. arǫorhoraad m.dh (-ddo, m.dh)
Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-rayaal, m.l/dh
Baayoloji (baay.)
A · AR
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
