1
Dhiig guntamay. xinjir-roor m.l (daaw.) Xaalad dhiiggu uu ka beddelmo dareere oo uu noqdo adke oo uu sameeyo xinjir. Xinjirawd wuxuu ku dhacaa xididdada dhiigga waana xaalad cudureed. Xinjir awdku halbowle wuxu keenaa in dhiiggu ka xirmo soohyada halbowluhu waraabin jiray intuusan xirman. Awdmidda halbowle maskaxeed waxay ka mid tahay sababaha keena dhibibka (strike); xinjir awdka halbowle wadneedna waxay keentaa wadne wareen (heart attack).
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ro, m.l
Cilmiga
Daawada (daaw.)
Xarafka
X · XI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
