1
Cid qaraabeysasho.
2
Cid gaashaanbuuro la yeelasho. bah-cadceed m.dh (-ho ..., m.l) (c.fal) Koox walax cireeddo ah oo ka kooban qorraxda, meereyaasha, oo ku dul meeraysta, meereyareyaasha (plannetoid or asteroid), seefta cirka, shuhuubaha, cirka-soo-dhacaha iyo dayax gacmeeddada ku meeraysta meerayaasha, sida dayuxu dhulka ugu meeraysto.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-stay, -satay
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
