U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dayax

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.

2

Caddo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Meereha Farraare wuxuu leeyahay labo dayax oo kala ah Fobos (Phobos) iyo Dheymos (Deimos).

”
β€œ

Soddonkii sannadood ee u dambeeyay, dunida sawiro ay ka qaadeen Dayax-gacmeedadu ayaa muujiyay in ay waxyeelo gaadhay qaabkii iyo hawadii ay ku tiirsanayd nolosha noolaha ku nool dunida ee uu dadku ka midka Yahay.

”
β€œ

Rajab waa bisha todobaad ee Sano dayax ama Hijriyad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dayax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan