Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara. kooxaha dhiigga m.l (baay.) Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. koox-amayno Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar ka mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale. koox-amayno m.l (-xo ..., m.l) (kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno.
Tusaale Dheeraad ah3
Colaada ka taagan Muqdisho, oo gashay todobaadkii labaad, ayaa sababtay inay dhintaan dad ku dhow 100-qof oo shacab iyo kooxihii dagaalamay isugu jira, iyadoo koox walba ay guulo ka sheegatay.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-xo, m.l
K Β· KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
