U gudub nuxurka bogga
SABAAD

or

Magac Lab
Naxweorar, m.l
Xaraf OSubg OR2 xar
1

Dhar; maro.

2

Calal.

3

Bulka cawsa meyrada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa nadaam dadku u simanyahay fursadaha ay ka mid yihiin shaqada wax barashada, xil qabashada iyo soo jeedinta ra’yiga six or ah.

”
“

Hase yeeshee badankiinu laga yaabaa in aydaan labadan ciidood u aqoonin in la kala yidhaa “Feast or festival of the Nativity of our Lord” oo ah ta hore iyo “Feast or festival of the Resurrection”oo ah ta dambe.

”
“

Wadamadda qaarkood dawladda waxa badanaa loo arkaa inay ka kooban tahay golaha fulinta (executive body), golaha baarlamaanka (parliament or legislative body) iyo hayada sharci fulinta (judiciary body).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

orar, m.l

Xarafka

O · OR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
or - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan