U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bangi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf BSubg BA5 xar
1

ld banki. banii-aadan m.l.u Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld baniiaadmi

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sanduuqa dawladda ee amaahda waxbarasho Sanduuqa dawladda ee amaahda waxbarasho (Lånekassen) waa bangi dawli ah kaas oo amaahiya oo siiya deeq lacageed ardeyda.

”
“

Bangiga Dahabshiil waxa uu noqon doonaa bangi saamile ah oo dadweynaha iyo ganacsataduba ku yeelaan doonaan saamiyo waafaqsan shuruucda bangiyada Islaamiga ah ee caalamka.

”
“

Lacagahaan ayaan waxaan soo daabicin Bangi ama hay'ad loo xilsaarey lacagaha balse waxa keeno Puntland ganacsato qandaraas ka haysata xukuumadda DFKMG ah iyo Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bangi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan