U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qandaraas

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dhDaawada
Xaraf QSubg QA9 xar
1

Heshiis hawleed laba dhinac dhex mara. qandhada deng m.dh Cudur la isqaadsiyo oo fiirus keeno waxaana qaada jeermiga kaneecada la yiraadhdo "aedes aegypty". Astaamo: xubno xanuun, qandho, madax xanuun, muruqyo xanuun, ilmayn, cuno xanuun, finan cuncun leh oo oogada ka soo baxa. Astaamahaasu waxay jiraan muddo ayaamo ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agaasimuhu waxa uu inta ku daray in keenista idaacaddan ay u mareen dhammaanba qawaaniinta dalka u yaal, kuna bixiyeen qandaraas, isla markaana laga soo iibiyey waddanka Shiinaha.

”
“

Hadalkii oo kooban, sidii qaar ka mid ah raggii iga horreeyayba ay shacabka Soomaaliyeed ugu dulmiyeen qalin, qori, iyo qasiido ayaan aniguna Quraanka uga dhex-arkay qandaraas aan laga faqriyaheyn.

”
“

Su'aal: Dekeda Boosaaso ma cid baad qandaraas ku siiseen Madaxweyne sida dalalka Carbeed, Imaaraadka oo kale?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qandaraas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan