U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waafaqsan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf WSubg WA9 xar
1

Wax, wax kale raacsan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nadaamka dawlo ee xisbiyada badan ee dimoqraadiga ah ee waafaqsan shareecada Islaamka waa nadaam talo wadaag ah oo dadku dooranayaan cidii matali-lahayd ee barlamaanka u fariisanlahayd.

”
“

Haddii lagu xiro waxaad xaq u leedahay in aad ogaatid waxa lagugu eedeeyay, lagaana soo qaado in aad tahay dambi laawe illa ay maxkamad ay ku xukunto si sharciga waafaqsan.

”
“

Dhinaca kale barnaamijka degaanku waa mid xidhiid la leh dhinacyada kale ee khuseeya arrimaha degaanka, waxaanay taageeraysaa dhaqaalaha beeraha iyo horumarinta dhiraynta, beeraha wax-soo-saarkooda loo isticmaalo kharashka waafaqsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waafaqsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan