U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barxad1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
La Mid AhbarxashoMagac Fal
1

.dh barxo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barxad weyn oo ku taala degmada Dhuusomareeb ayaa lagu saaray calanka, iyadoo halkaas ay ku suganayeen dadweyne badan, waxaana sidoo kale la suray geedaha ku yaala hareeraha wadooyinka Calanka Somalia iyo ubaxyo lagu soo dhaweynayo 1-da Luuliyo.

”
“

Xukunka ayaa ka dhacay barxad weyn oo ku taalla bartamaha degmada Baardheere iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen boqolaal dadweyne ah, mana ahan xukunkan kii ugu horreeyay oo ay Xarakatul Shabaab ka fuliso gobolka Gedo.

”
“

Dilka wiilkan, ayaa ka dhacay barxad weyn oo ku taala deegaanka oo uu kasoo jeeday, waxaana eheladiisa ay sheegeen inuu ahaa wiil madaxa looga jiray, isla makraana dhawaan ka yimid dalka Kenya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barxad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan