U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dadweyne

Magac Lab
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Ummad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cabdi Cali Jaamac iyo mas’uuliin kale oo ka tirsan ururkaas, waxaay maalintii shalay dadweynaha reer Burco kala hadleen fagaaraha Khayriyada oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u faro badani.

”
β€œ

Ciidamo safan oo Al-shabaab ka tirsan ayaa rasaas isdaba joog ah ku dilay Cabdi Xaashi waxaana goobta uu dilku ka dhacay oo ku taala degmada Dayniile ku sugnaa dadweyne badan oo daawanayay dilka, inkastoo eheladiisa loo diiday goobta.

”
β€œ

Dadweyne aad u fara badan oo isu soo baxay ayaa daawanayay ciidanka oo ku lebbisnaa dhar midabyo kala duwan lagu xardhay oo qurxoon.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dadweyne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan