1
.kh S. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Abuu-zubeyr sidoo kale wuxuu kula dardaarmay mas'uuliyiinta Xarrakatul Shabaab ee gobollada Soomaaliya, inay dadka u cadaalad falaan, ayna ka fogaadaan wax walba oo wax u dhimi kara maamulka wanaagsan ee cadaaladda ku dhisan.
ββ
Afhayeenka Ahlu-Suna C/risaaq A-Ashcari ayaa sheegay in dagaalkaasi ay kaga adkaadeen Al-shabaab khasaarana ay gaarsiiyeen sidoo kalana dagaalka ay iyaga qaadeen kadib howlgalo ka fulinayeen daafaha Magaalada.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
SH Β· SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
