Tusaale Dheeraad ah3
“
Shirkan oo ka dhacay Hotel Ambbasador ee Muqdisho, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa in ka badan 20-mudane oo horay u taageersanaa in Xukuumadda sanad loo kordhiyo si ay howlaheeda u dhameystirto, iyagoo xusay in go’aankaas ay weli ku taagan yihiin.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Xarafka
G · GO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
