U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baxso

Fal Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Wax meel ku jirey kala bixid.

2

Nafley wax halis u ah ka cararid.

3

Ka b.: nafley halis ka badbaadid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Misana wuxuu ku soo noqday kaamiradii isagoo si u degdegaya sidii ruux qaxaya oo la yiri alaabtaada la baxso.

”
“

Waxa la wal-waalayay ciddii jilicsan, xaalkuna waa Ilaahayow nala baxso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baxso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan