U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jilicsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf JSubg JI8 xar
1

Wax aan adkayn ahaansho.

2

Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abii-dhaalib wuxuu ugu jawaabay hadal jilicsan", odeyaashina wa laabteen.

”
“

Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.

”
“

Intii uu tan xukumayay lama odhan karo, waxa soo maray go’aamo jilicsan iyo kuwo adag ee waxay u badnaayeen xaalado xaalad ka subxaannaysato.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jilicsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan