U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beero

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf BSubg BE5 xar
1

Beer ka dhigasaho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa la sheegayaa in ay jiraan 17-shahaado beero oo foojeri (Been-abuur) ah,” ayuu yidhi Maxamed Gurey.

”
“

Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helnay Deegaanka Dagaaladu ay ka jiraan ayaa sheegaya in Maleeshiyooyinka uu dagaalku u dhexeeyo ay Gubeen Deegaano isugu jiray Guryo iyo Beero.

”
“

“Halkan aynu maanta joognaa (Gabiley), waa gobolada dalka ugu dadka badan, uguna dhaqaalaha badan, haddii ay beero tahay iyo haddii ay xoolo tahay-ba intaba,” ayuu yidhi Siilaanyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan