U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beer1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf BSubg BE4 xar
1

Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.

2

Qaybta dhexe ee miraha jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho. IX

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxwaynaha iyo xaaskiisa, ayaa booqasho gaaban ku tagaya meel beer ah si ay u soo eegaan duurjoogta uu dalka Botswana caanka ku yahay.

”
“

Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam wuxuu sheegay in Degmada Afgooye ay ku yaallaan beero ayna dhacayso in qof doonaya inuu si tuugonimo ah ku qaato beer uu laaluush u sheego maamulka, isagoo ugu baaqay inay iska diidaan oo ay xigsadaan cadaaladda.

”
“

Kuwooda Somaaliland ka soo jeeda, mararka qaarkoodna waxay shirarkan ku ladhaan shir dooceedyo ay reerahooda ku beer-laxawstaan, inakastoo aanay noqon kuwo wax midho ah u dhala ilaa hadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan