U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bocor1

Magac Lab
Xaraf BSubg BO5 xar
1

Burcadka caanaha geela ka soo baxa.

2

Meesha kuusan oo cunaha ragga ku taal.

3

Miro ay qaraha isku bahyihiin oo la cuno marka la kariyo.

4

Geedka digirta marka uusan weli aad u soo bixin ee madaxiisu fooraro.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Hayeeshee, anigu waan yaabijirey oo waxa isu kay qaban la’aa sida ay gabadhi ku noqon karto bocor!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bocor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan