U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kay1

Magacuyaal Dhimman
Xaraf KSubg KA3 xar1 Tusaale
1

.ly Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. .

Tusaalooyin

“

Waa isku kay mid

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afkaartii baa iska kay dhex gashay oo aan kala guri kari waayay.

”
“

Meelkasta ma tarsaro Waxaan la yaabay cida amarkan soo saartay oo ah mas’uuliyiinta D/hoose ee Hargeisa ama Wasaaarada Arimaha Gudaha kay doontaba sida aanay u tixgelin ama u rogrogin sharciga noocan ah sidii wax ugu dhimayo dalka iyo dadkaba.

”
“

Waxaan intaas ka cabsanayey in askari madax-falluuq ah oo dhuunta loo galay isku kay duubo oo intaannu kala gar-baxaynno ay diyaaraddu iga tagto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan