1
.dh bogaadi.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhammaan dadkaasi oo jooga dalka dibadiisa iyo gudahiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Waxaannay leeyihiin guurkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
”“
Dhamman dadkani waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Maxe’ed Cisman Cuuke iyo Sucdi Ciise Cali-Ilyare oo will ugu dhashay asbuucii hore Stcokholm, Sweden; willkaas oo loo Bixiyey Ciise.
”“
Gebogebadii, waxaan mahad iyo bogaadin u soo jeedinaynaa culimaa’udiinka, salaadiinta iyo waxgaradka Somaliland ee ku hawlan dhexdhexaadinta iyo isu soo dhoweynta labada xisbi ee UDUB iyo KULMIYE.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
B · BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
