Tusaale Dheeraad ah3
“
Gabadhaasi waxay sheegtay in ay geed gaaban iyo mid dheerba u fuushay sidii uu ninkeedu ku jeclaan lahaa, haddana ay quus ka taagan tahay dedaalkeedii iyo jacaylkeediiba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-bnaa, -bnayd
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
