Tusaale Dheeraad ah3
β
Madaxweyne Sheekh Shariif wuxuu hambalyo uu u diray ciidanka Qalabka sida kaddib uu sheegay in looga baahan yahay inay waajibaadkooda u gutaan si daacad ah isagoo sheegay inay sugayaan howlo adag oo ay ka mid yihiin inay dalka ka dhigaan nabad.
ββ
-Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidamada Dawladda Federaalka ido Mujaahadiinta Raaskaambooniyiinta ee naga dul-qaaday cadawga argagaxisada ahaa ee dadka iyo dhulkaba dhibka ku hayey.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
H Β· HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
