U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buuxsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf BSubg BU7 xar
1

Wax la buuxiyey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxay odhan jireen, “SNM sidii xabad saabuun ah oo qoyan oo aanu is-leenahay ka buuxsada ayay nagu noqotay,” saabuun qoyanna ka buuxsan kari maysid, waayo jabhadihii kale ee Soomaalida ahaa, iyagaa toos u xukumi jiray, SNM mooyaane.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buuxsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan