Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxay odhan jireen, βSNM sidii xabad saabuun ah oo qoyan oo aanu is-leenahay ka buuxsada ayay nagu noqotay,β saabuun qoyanna ka buuxsan kari maysid, waayo jabhadihii kale ee Soomaalida ahaa, iyagaa toos u xukumi jiray, SNM mooyaane.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
Q Β· QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
