U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xabad

Magac Lab
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

"anagaa ka mas'uul ah wixii xabad ah ee dhaca waase haddii Ciidamada Itoobiyaanka iyo ciidamada Kale ka axaan Soomaaliya xitaa looma baahna wax Ciidamo shisheye ah" ayuu yiri Nabadoon Axmed Diiriye.

”
“

Laakiin, haddana xabad baan ku riday oo aan ku dhuftay, balse inta uu dhacay ayuu haddana siqay.

”
“

Mar la waydiiyey warar xusaya in dadka deegeenka Carbiska ku soo qaxey sheegeen in ciidamada Ethiopia rasaas la begsadeen kadib markii qaraxaan lala beegsadey ayaa ku jawaabey in rayidka la soo hadlaya Idaacadaha yihiin kuwo dhafoorka xabad lagaga hayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xabad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan