U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kari

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf KSubg KA4 xar
1

Dab iyo biyo wax ku bislayn.

2

Biyaha iwm aad u kululeyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Aniguna waxaan ugu ku idhi” ayuu raaciyay, “Ma ninka Suldaan Maxamed oo Sagaal Ilig leh hayn kari waayey, ayaa Somaliland hayn karaya, dee iskaga tag meesha.”

”
“

. Qiimaha laydhka, waxay ku iiibisaa $ 0.3 calaa yunit, kaas oo aan waxba ka yarayn sicirka Djibuuti. 3. Seerfiska laydh-gelinta ee warshadda oo dabooli kari waayay baahida magaalada.

”
“

Inkasta oo ay jiraan shirkado ganacsi oo xamili kari lahaa mas’uuliyadda kooxo ku ciyaara magacooda, haddana ilaa hadda cidina kumay dhiiran tallaabadaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan