U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caabud1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
La Mid Ahcaabid1Magac Lab
1

C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Culimada Ahlu-sunah oo Bandow xiliyada Habeenkii kusoo rogtay Magaalada Caabud-waaq ee G/Galguduud. 21 Mar 2010- Xaalada Magaaladaasi oo xiligaan Caadi ah iyo Howlgalo ay wadaan Ciidamada Ahlusunah oo halkaasi ka socda..

”
“

Ciidamada Amaanka Ahlu-sunah ee Degmada Caabud-waaq G/Galguduud oo xir-xiray ku dhawaad 20-qofood.

”
“

Urur diimeedka Ahlusunah oo Xalay Bandow kusoo rogay Magaalada Caabud waaq. 07 Jul 2009- Bandow xiliyada Habenkii ah ayaa waxaa Ururdiimeedka Ahlusunah uu xalay kusoo rogay degmada Caabudwaaq e Gobalka Galguduud..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caabud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan