2
Dad aragti siyaasadeed ku midoobay.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Badhasaabada iyo Maayaraduna, waa in noqdaan kuwo madaxbannaan oo aan urur ka tirsanayn, ilaa inta ay qabsoomayaan doorashooyinka dawladaha hoose iyo kuwa dawladda dhexe.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
U · UR
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
