U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carmal

Magac Lab
Xaraf CSubg CA6 xar
1

.u Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Habro u kuur-galay amuurtaa, ayaa furiin-bararka ku macneeyay, dukaamada uu wax ka iibsado aydhisku, iyadoo carmal-nimadana ay cashadiisa tahay.

”
β€œ

Tuulada Carmal seexato, ayaa iyana laga soo tabiyay inuu ka jiro sanduuq codka ku margaday, goob ay ka socotay koombo miiska foodka oo aan isha ula tegay ayaan la kulmay habar farawlaha oo magaceeda ku sheegtay Xulbado Internet.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carmal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan