Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhinaca kale, Xisbi walba wuxuu yeelanayaa sanduuq midab gaar ah leh oo codbixiyuhu uu ku rido xaashida codaynta.
βEreyada La Xidhiidha
santuukh. sanduuqa codka m.l (baay.) Lammaane xuub liilsami kara ah oo ka soo taagan qulaanqushaha lafdhabarleyda qaarkeed. Codka waxa la soo saaraa marka hawada maraysa qulaanqushaha ay dhaqdhaqaaqijso sanduuqa codka. Dhawaaqa codka la soo saaraa waxa uu ku xidhan yahay giigsanaanta sanduuqa codkakaasi oo ay xukumaan muruqyada iyo carjawda qulaanqushuhu
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-qyo, m.dh
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
S Β· SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
