U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-raday, -ratay
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Cid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Habro jeegag soo qaatay, oo haamo dhaansaday dheh.

”
β€œ

Waxa kale oo ay intaa ku dartay, kursigaas Madaxweynaha in ay u sharaxan yihiin dhammaan intii shirka ka qaybgashay oo gaadhaysa sagaal boqol oo qof oo laba boqol habro yihiin, boqolna riyo yihiin oo mid waliba keligii qabiil yahay.

”
β€œ

Hadalkaas Sarrif Sanaawi ayaa habro reer Shanka-roon ahi sheegeen inuu yahay war sonkor leh, laakiin oday kale ayaa yidhi sonkorna ma leh, ma ninka yidhi Xamar aqoonsi ka soo qaata iga walla waa kaa jar ka tuuray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-raday, -ratay

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan