U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cumaamad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CU8 xar
1

ld cimmaamad

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Madhaafaan, maadaama uu maalintaa la kulmay qoys cusub oo ay xididayaan wuxuu sitay huga kuwooda maalin-sharafeed, shaal, cumaamad, bakoorad qurux badan, macawisaha kuwooda ugu qaalisan.

”
“

Fahmi wuxu isku taagay khamiis cad iyo cumaamad.

”
“

“Khaalid wuxuu xidhnaa cumaamad iyo khamiis iyo jakeet, waxaanu sitay dharka ay caadi ahaan qaataan Usaama iyo ururkiisa Al-qaacida”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cumaamad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan